Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Kenya oo War cusub soo saaray

Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka Kenya (IEBC) ayaa ku eedeeyay 4-ta xubnood ee ka tirsan guddiga ee ka hor yimid natiijadii doorashada madaxtinimo inay inay jabiyeen dastuurka. Waxaa uu difaacay tallaabadii uu qaaday ee ku dhawaaqistii in William Ruto uu ku guuleystay doorashada. Wafula Chebukati ayaa ayaa sheegay dhacdooyin aan la ogeyn oo dhacay xilligii … Continue reading Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Kenya oo War cusub soo saaray